Madaxweyne Xasan Sheekh oo War kasoo saaray geeri ku timid Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Alle ha u naxariistee marxuum Xildhibaan Maxamuud Maxamed Seysey. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuum Maxamuud Maxamed uu door weyn ka soo qaatay u adeegidda shacabka Soomaaliyeed, madaama uu muddo dheer ka mid ahaa xildhibaannada Golaha … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo War kasoo saaray geeri ku timid Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka